|

Shir balaadhan oo lagaga Hadlayo Maamulkii Maakhir State oo ka dhacay Nayrobi+Dhagayso-Sawiro

Shir balaadhan oo ay Soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Dalka Kenya ee Gobolada Hayland iyo Sanaag,iyo Gobolka Bari ayaa ka  Qabsoomay Galabnimadii Sabtida Magaalada Nayroobi Gaar ahaan Hotel Madiina Mool  waxana Shirkaasi uu ahaa kii ugu Balaadhnaa Abid ee lagu qabto Geeska Africa ayna ku Kulmaan Siyaasiyiinta Dhalinyarada, iyo Jaaliyadaha Kuwooda Horumarka Jecel

Faah Faahin iyo Sawiradii Shirka Ka Daawo Halkan

 

Source:Galgalanews

Maakhir Media Nerwork

 

 

 

 

 

 

Comments are closed