C/WALI MAXAMED CALI GAAZ”wakhtigan waa xiligii laga bixilaha Kmg loona gudbilaha Dowlad rasmi ah oo soomaliyeed.
NAIROBI(MMEDIA)Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah mudane c/wali gaaz ayaa waxa sheegay inay wakhtigan tahay xiligi aduunka aydib indhahooda ugu eegilahayeen amaanka magaalada muqdisho, iyo dalka oo uu sheegay inay amaan buuxda ugu dhigeen ciidamada dowladda iyo Amisom.
Ra’iisul wasaaraha dowlada Kmg pro. C/wali maxamed ali gaaz ayaa waxa uu kahadlayey magalada Nairobi maruu dib ugasoolabtay safar uu kutagey wadamo badan oo aykamid tahay dalka talyaniga, waxana uu sheegay inay dib usocelinayan xirirkii aduunka kago’ay intii dalka uu burburka kujirey.
Shirjara’id oo uu kuqabtay safarada soomaliya ee ayku leedahay magalada Nairobi,raysul wasaraha ayaa intaasi kudaray inay dalalka kabalan qadeen inay gacankasta kageysan doonan amanka iyo meel marinta qorshaha Roadmapka iyo inlaga booxo wakhtiga kumeel garka.
“waxan kalahadalnay dalka aansomarnay inay nagu gacansiyan sidii looga bixi lahaa wakhtiga kumeel gaar ka ah loona gaari lahaa dowlad rasmi ah,waxana aynaga balan qaadeen inay nabada somalia gacan kageysan doonan”ayu yiri mudane Gaaz.
Raysul wasaaraha dalka soomaaliya ayaa waxa uu siweyn ugu riyaaqay inay xiligan dowladaha rergalbed ka usoojeedan xalada iyo arimaha somalida, asagoo dowlada britan ku’amanay shirka aymarti galin doonto bisha sosocota.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network.
