|

Kenya oo sheegtay inay qabatay muwadin kenyan ah oo xirir laleh al-shabaab,kuna gacan sinayey qaraxyo laga fuliyo kenya.

NAIROBI(MMEDIA) dowladda kenya ayaa shacisay inay gacanta kudhigtay rag katirsan ururka al-shabab oo sitoos ah uraadinayey weraro uu kageysto gt daha kenya,sida aysheegen saraakil katirsan xarakadda al-shabaab.

Sida ay sheegen Ciidanka Kenya waxa gacanta ku dhigay xubin ciidankooda ka mida ah oo la
sheegay in uu si toos ah ula shaqeynaayay Xarakada Al shabab ee ka dagaalanta Somalia.

wakaalada wararka ee Kenyan KBC
sargaalkaan ayaa la ,ogaaday in uu toos ula shaqeeyo Xarakada Al-shabab oo colad xooga leh ay
kala dhexeyso Kenya.

In laqabto sargaalkan katirsanaa ciidanka kenya waxaa fududeeyay sida la sheegay wiil yar oo 14 jir ah kaas oo kamid ahaa koox dhalin yaro ah oo uu
ninkani ubalan qaaday in uu ku
biirin doono xarakada Al shabab si ay udifacan diinta Islaamka, Ciidanka ayaa ninkaan ka qabtay hotel ku yaala magaalada Gaarisa
ee xarunta gobalka Waqooyi bari
kenya kadib markii uu wiilkani dhowr jeer bixiyay xog joogta
ah .

Sargaal katirssan ciidanka ayaa usheeay wakaalada wararka ee KBC in ninkaan ay ku socoto baaris su,aalo badana la weydiin doono dibna ay kasoo sheegi
doonaan natiijada.

Kenya ayaa sheegtay inay jiran dadbadan oo kamid ah muwadinta dalka kenya oo raadinaya inay kubiiran al-shabaab.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed