War Deg dega Diyaarad Israel leedahay oo Duqaymo kawada Qaza
Diyaarada Israil ayaa xilligan duqaymo ka wada goobo kamid ah magaaladda qaza. Duqaymanaha oo aan la ogayn khasaarahooda iyo goobaha lala beegsaday xilliga oo habeen ah awgeed, ayaa wararku waxa ay sheegayaan in lala beegsaday goobo kala duwan oo kamid gazza.
Waxaase wararku ay sheegayaan in lala beegsaday mid kamid ah hogaanka Garabka hubaysan ee nasir salax diin
wixii war ah oo kasoo kordha waan idiin soo sheeegi doonaa.
Maakhir Media Qazza
