|

Caawa iyo Cawayska Jimcaha Maakhir-Dawo

Waxaan caawa idiin haynaa  oo jimcah majaajilo kusaabsan wakhtiga iyo waayaha guurka Maanta  ee Somaalida  ,iyadoo loo aanaynayo Qaadka iyo Daraagiska qaybihiisa kala duwan .

Hadaba caawa iyo Cawyska Maakhir waxaa inoo soo diyaariyay Xasan Maal Dhirad  oo ka hawl gala TV Unversal TV  isagoo caawa ina tusaya Muqaal Majaajila ah oo Laga soo duubay Ildab oo ah Majaajilayste caan ah isla markaana qosol badan oo lagaga sheekaynayo  waayaha qaadka iyo dhalinta  da’dayar  ee maanta dhibka uu ku hayo .

Hadaba daawasho wacan Majaajiladi Saleebaan Xasan (Ildab  )

http://youtu.be/TcFYVlCKsgY

Xasan Maal Dhidar

Maakhir Media Hargaysa

Comments are closed