Shiekh cal dheere”waxan qadayna hada wixii kadanbeeya dagaal cusub ankudaadin doono dhiiga gaalada.
NAIROBI(MMEDIA)Afhayeenka ururka xarakada al-shabaab shiekh cali maxamud raage(shiekh cali dhere) ayaa sheegay inay ciidamadoda bilaabi doonan dagaal aysan horay u arag waxa u kumagacabay cadowga alle, iyo gaalada.
Asagoo lahadlayey warbaahinta kuhadla afka al-al-shabab ayaa waxa uu sheegay in aysan waxbadalin dagaalkii iyo jahadki usheegay inay kula jireen gaalada, ayna siilaba jibaari doono dagaalka looga sohor jeedo dadka gaalada ah.
“waxan qaadi doona dagaal ankujabinayno cadowga alle,wana guulaysan doonaa insha allaahu,waxana dajiney istaraatijiyad anku daadinayno dhiiga dadka nagu sooduuley’ayuu yiri cali dheere.
Afhayeenka xarakada alshabaab ayaa kubeg maya ayadoo dhawan nahanba dagaalo kadhacay,qeybo kamid ah goobaha aygacanta kuhayeen lagala wareegey, taasi oo dagaalki ugu danbeyey ahaa dagal kadhacay degmada hoosungow,oo aykala wareegen ciidamada kenya iyo kuwa ururka raaskamboni.
“waxan ugu baaqay naamarnaba inaysan niyad jabin dhalin yarada jahaadka ah, waxana kacodsan naynaa beelaha gobolada inay dagaal galaan oo dalkooda difaacan,ayuu siraciyey masuulkan katirsan al-shabaab.
Wakhtigan ayaa waxa alshabaab lagala wareegey dhul badan oo ayhore uga talin jireen,kadib dagaalo kaladuwan oo aylagaleen ciidamada kenya,kuwa ethopia, iyo kuwa dowlada kumeel gaarka ah.
Mohamed abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network.
