Maxay kawada hadleen Ra’iisul wasaare C/wali gaaz iyo dhigiisa dalka talyaaniga Mai monti(xograsmi ah)
WARBIXIN(MMEDIA)Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Dr-Abdiweli Mohamed Ali oo dhawan nahanba boqasho rasmi ah ku jooga dalka talyaniga maagalada Rome,dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa kulan laqatay madaxda dalkaasi.
mr, abdiwali gaaz ayaa kulandheer la qaatay Ra’iisul Wasaraha Talyaaniga Mario Monti. Labada Ra’iisul Wasaare oo labadaba ah Profro dhanka Dhaqaalaha ah,ayaa yeeshay kulan dheer oo ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka qotada dheer ee labada dal, arrimaha amniga, burcad-badeeda, Qaxootiga Soomaalida, Roadmap ka iyo shirka London ee 23ka Febraayo.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Mohamed Ali ayaa ugu horreyntii uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Monti casumada rasmiga ah iyo soo dhoweyntii quruxda badneyd wafdigiisa loo sameeyey Roma.
Intaasi Ka dibna waxuu warbixin kooban ka siiyey xaaladda Soomaaliya iyo horumarka baaxadda leh ee ay Dowladdu ka sameeysey lixdii bilood ugu danbeyey waxana uu ugubaqay indowladisa latagero, waxana uu intaasi kudaray inay xiligan magaalada muqdisho tahay nabad ayna kusodhawaynayan haday imaanayaan.
Ra’iisul wasaraha talyaganiga Moi monti ayaa sidoo kale ku’amaanay dowlada horumarka aykaqaba tayguud haan muqdisho waxana uu kunux-nuux saday inay gacankasta kagaysan doonan hirgalinta Roadmap-ka iyo waxkasta oo dib loogu soocelin doono nabada dalka asagoo sheegay inay farxad utahay amanka dalka soomaliya.
Marlabaad ayaa waxa hadana hadlay Ra’iisul wasaaraha dalka somaaliya Pro. C/wali maxamed gaaz waxana uu sheegay inay dowladisa soo’afjari doonto kooxaha dagaalka kalasohor jeeda iyo burcad badeeda ayna wakhtigan duulanku yahiin gobolada dalka, oo usheegay inay kasifayn doonan al-shabaab.
Waxana saxaafada waydiisey inay jiran wax wadahadal ah oo aylagalayaan shabaab waxana uu yiri “haa waan lagalaynaa hadi aydiyaar uyahiin waxana dowlada ka go’an dib uheshin iyo wada hadal laakin waa hadii dagaalka ayjoojiyaan.
Ugu danbeyn labada masuul ayaa isku’afgartay in gacan laga gaysto sidaynta qaarkamid ah marakib burcad badeeda kuhaystaan soomaaliya,waxana uu balan qaaday abdi wali maxamed cali gaz inay gacankasta kagaysan doonan.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network.
