|

Waziirka arimaha debada britan William Hague oo lagu wado inuu imaado muqdisho,iyo amanka oo siweyn lo’adkeyey

WARCULUS(MMEDIA)warka sobaxaya ayaa sheegaya inuu magaalada muqdisho kusoowajahan yahay waziirka amuraha dibada dalka biritan William Hague, waxana siweyn loga dareemaya magalada muqdisho warkan gordhow qaarkamid ahwarbaahinta dalka ayqorayso.

Masulkan ayaa waxa siweyn loogu adkeeyey goobaha lagu wado inuu kasoodago iyo guud ahaan ammaanka Magaalada Muqdisho, iyadoo gebi-ahaanba
si weyn loo-adkeeyay ammaanka Garoonka Diyuuradaha Aadan
Cadde ee Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Britian William Hague oo maanta ku soo wajahan Magaaladda
Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu wadaa in si weyn loogu soo
dhaweeyay Magalada
Caasimadda ah ee Muqdisho.

Asagoona lagu wado Magaaladda Muqdisho uu kullan kula yellan doono Madaxweynaha Dowladda Kmg
ah ee Soomaaliya, masuuliyiinta
kale ee Dowladda Soomaaliya iyo
Dr Augustine Mahiga.

Warkani ayaa waxa aytahay midsiweyn loogu dhagtagayo magaalada muqdisho.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed