|

Fahfahin kasobaxaysa dagaalki dhoobley iyo al-shabaab oo saacado aygacanta kuhayeen isaga baxay magaalada.

NAIROBI(MMEDIA)wararka kasoo baxaxa Dagaal qaraar oo Cidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo Al Shabaab udhexeya oo gil-gilay degmada Dhooblay ee gobolka Jubbada hoose ayaa warkala duwan kasoobaxayan.

Waxa lasheegaya im Kudhawaad shan ruux ku geeriyootay tiro intaa kabadana
way ku dhaawacmeen kadibmarki Ciidamada Al-Shabaab ayxoog kula wareegeen degmada Dhooblay ee gobolka Jubbada
hoose hase ahaatee markii dambe ay faarujiyeen.

Dadgoob jooga aha oo kagaabsaday inay magacooda sheegan ayaa sheegay inay ciidamada shabaab iskooda isaga bexen ayadoona halkasi wax dagaal ah,kadhibin kadib markii intay sanmagalada sogalin dagaal qadhadhka dhacay xafadaha magaalada,kadibna ayfarujiyen ciidamada dowlada KGM ah.

Qaar katirsan saraakiisha ciidamada dowladda Federalka
KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Al Shabaab weerar gaadmo ah ay
kusoo qaadeen degmada Dhooblay, iyagoo sheegay in ay
gudaha magaalada uga carareen ilaa 12meyd oo ka tirsanaa AL-Shabaab waa sida ay hadalka u
dhigeen.

Wali waxaa kajirta gudaha magaalada xaalad kacsanaan
waxaana laga yaaba in mar walba halkaasi uu dagaal ka dhaci karo, waxaana lawada
ogsoon yahay in Shabaabka ayku qaadaan dagaalo gaadma ah farisimaha Ciidamada dowladda
KMG ah iyo kuwa Kenyaanku ayku leeyihiin gobolada
Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Maakhir Media Networ.

Comments are closed