|

Mr Farmajo”DKMG ahi waa in ay wada hadal a yeelataa Al-Shabaab

Raysal wasarahii Hore ee Somaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa baaq u diray DMKG ee Somaliya kusheegay in dawladu ay wadahadal la samayso Alshabab isagoo timaamay in ay muhiim tahay in lala hadli Alshabaab  .

Mr Farmaajo o warbaahinta la hadlaya ayaa timaamay in wadahadal la yeesho Alshabab oo la waaniyo dhalinyarada hubkana laga dhigo isla markaana loo abuuro shaqo si ay uga jeestaan alshabaab hawlaha ay u hayn jireen waxna la baraaa.

Mr Farmaajo oo ka haldaya markii uu ahaa Raysal wasaraha Somaaliya ayaa shegay in in kabadan 200 oo dhalinyaro Alshabab kasoo goosatay ay kasoo baxsadeen kadibna aan shaqo u abuuray goobo ay seexdaana siiyay isla markaana ay kamid noqdeen shacabka dawlada  isagoo waliba sii tilmaamay in wakhtigii dawladiisa ay wax wayn ka qabatay Alshabab.

Mr Farmaajo oo xilgaasi ahaa Raysal wasaraha Somaaliya ayaa wax wayn ka qabatay xaalada magaalada Muqdisho iyadoo  sidoo kale guulaha uu ka gaadhayna lagu sheego in uu ciidmada mideyay isla markaana la dagaalamay Alshabab.

Mr Farmajo ayaa  waxa uu ahaa shaqsiga kaliya ee ugu taagerida badnaa xiligii uu ahaa Raysal wasaraha iyadoo ay shacab badani  soo jiidatay waxqabadkisa iyo hawl karnimadiisa islamarkaana laga soo horjeestay is casilasiida  waxaan ka xumaaday shacab badan oo Somaaliyeed.

Maakhir Media Network

Comments are closed