Canbarayn kaladuwan oo loojeedinayo dadka kadanbeyey dilka wariye xasan(fantastic)oo isasootaraysa.
NAIROBI(MMEDIA):Allaha u naxariistee Weriye Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic) oo ahaa agaasimaha guud ee idaacadda Shabelle ee magalada Muqdisho ayaa shalay galab dil’arxan daro ah lagu dilay gurigisa hortiisa oo ku yaala xaafadda Nasteexo ee Degmada wada jir ee magalada Muqdisho.
Hadaba waxa isasoo taraya canbaraynta loodirayo dadka kadanbeeya dilka waxashnimada ah, ee logaystey Weriye Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic) oo lagu tilmaami karo dadka cadowga ku ah horu marka iyo indhaha shacabka.
Weriye Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic) ayaa waxa laba nin aydil ugu gaysteen gurigiisa hortiisa xili uu shaqada idaacada ka soorawaxay,ayadoona aygoobta kabax sadeen danbilayasha caadaystey dilka saxafinta.
CANBARAYNTA LOODIRAY DILKA ALLAH HA’UNAXARISTE WARIYE XASAN FANTASTIC…
Ururka -NUSOJ-oo dhafigiisa yahay magaalada Nairobi ayaa sikulul ucanbareeyey dilkan waxana aykutil maameen inuu yahay midkutusinay heerka dadka danbiyada caadaystey gaareen, loonabaahan yahay inbadhitaan adag lagu sameeyo dadka dalka kadanbeeya,ayadoona dowladda KMG ah kacodsaday inay gacan bir’ah kuqabato dadkani malinkasta dilaya indhaha bulshada, kuwaasi oo anan wax talaabo laga qaadin.
Ururka isutaga saxafinta soomaliyed ayaa sheegay inay tahay geeri naxdin leh oo kutimi dhamaan saxafada dhexdeeda, waxana hoosta kaxariiqeen inay san udulqaadan doonin malinkasta inmacno la’an lagu dilo saxafinta wax galka u ah warbaahinta kuwaasi danbiga gaystana anan sharciga lahorkeenin.
Warqadan qoraalka ah ee kasoobaxday ururka saxafinta soomaaliyeed ee (NUSOJ) Ayaa waxa lagu sheegay inay ilahay uga baryayan inuu janada fardowsa kawaraabiyo gacanta ka xaqadarana ilahay kashifo.
Dhanka kale ururka (Soja)Ayaa silamid ah canbarayn ugu jeedi yeen dilka allah ha’unaxaristee Weriye Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic) waxayna sheegeen inay tahay talaabadi ugu danbay sey ee lagu dilo saxafi anan wax dhib ah gacan ku lahayn, laakin aytahay dilkan mid ladoonayo inay saxaafada tirtiraan hase yeeshee aysan marnasuro gal’ahayn inay shaqada joojiyan warbahinta waxkasta oo dhacana aysiiwadi doonan shaqadooda.
Wariye as’hari oo katir san ururka ayaa sheegay inay wali taagnayd baroordiqda allah ha’unaxaiste c/salan kh,xasan (xiis) aytanina kamid tahay falkii ugu danbeeyey ayna xukumada KMG ah, kacodsanayaan inay dabagal kusamayso dadka ayaga caadaystey dilka saxafiinta soomaaliyeed.
Ururadani ayaa waxa aysi’isku mid ah uga hadleen dilalka joogtada ah ee lagu lakoco saxafiinta isuhilqaamay soogud binta dhacdooyinka, waxana ay’inta kudaren inay dilka kadanbeeyan dadka soohorjeeda xaqiiqada.
Sidoo kale waxaa murugo iyo barordiq katagan tahay saxafada magaalada muqdisho,oo sikulul ugahadlay geerida naxdinta leh ee kutimi allah haunaxariste Weriye Xasan Cusman Cabdi (Fantastic) ee lagu diley magaalada muqdisho, ayadoona aymudo bilka yar ahayd geeridii naxdinta lahayd ee kutimi Wariye c/salan xiise, oo silamid ah kooxa hubaysan rasas kudileen.
Dowladda KMG ah, ayaa ayada xalayba canbaarayn kulul udirtay dadka caadays sanaya malinkasta saxafinta udhabar adaygay marxalada adag,waxana aybalan qaaday inay cidkasta oo kadanbaysa dilkan gacanta kudhigi doonto islamarkaana sharciga lahorkeeni doono.
KULUNAFISIN DAA’IQATUL MAWD.
Hada aniga oo ah wariye mohamed Abdulahi khalif(shine) ayaa taarikh ahaan waxan sifican isugu ficnayn marxuumka, waxa uu ahaa saxafinta intabadan bulshada isugu midtahay,waxana uu ahaa saxafi sidagaarka ah wax ugu bartay gudaha magaalada muqdisho. Waxa uu kunoola inta ankawar hayo degmada wadajir waxana uu qabey halxas oo u leh 3-carur ah.
Waxa uu ahaa saxafinta ugu furfuran kanka warbahinta ,waxana leenahay ilahay gacanta ka xaqadaran hasooka shifo asagana janatul fardowsa haka waraabiyo.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network Office Nairobi.
