Warkii Caalamka iyo Maakhir Media +Dhagayso
Podcast: Play in new window | Download
Warka(MMedia) Warka Caalamka ee Maakhir Media Network waxaana soo jeedinaya Cabdiraxmaan Sanka.
Qodobada Wararka Dalka iyo Caalamka:-
Xildhibaan katirsan Punt land oo Bargaal lagu dilay.
Punt land oo taageertay Hawlgalkii Ciiidamada Maraykanka ay kasameeyeen Gobolka Mudug ee Lagusoo Furtay Lahaystayaal dalalka Maraykanka iyo jarmalka u dhashay.
Ciidamda Somaliland ee kusoo dhaawacmay Buuhoodle oo hargaysa lagaar siiyay.
RAysul Wasaare Gaas oo isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada.
Madaxweyne Sahriif iyo Cabdiwali oo ka dhoofay Magaalada Muqdisho.
Dalka Suuriya oo lagu dilay in kabdan 100 qof.
Masar oo iyana Ay ka socdaan maadahaardayada lagu dhamaystirayo xuskii kacdooka masar.
Dhagayso.
