|

Tahniyad Dhalasho


Tahniyad  Dhalasho:

Dhamaan dadka kala ah: Hooyo Aamina Maxamuud Jamac (Xundhur)  Iyo Aabe Siciid Faarax Xirsi, C/laahi Maxamuud Jaamac, Cabdi Xundhur, Malko Xundhur, Sahar Maxamuud Jaamac (Caruurteeda) Iyo Sidiiq C/Laahi Maxamuud, Maxamed C/laahi (Tirii,), Maxamed Siciid Faarax, Xayaad Ibraahin Xasan (Saajin), Ismaaciil Saajin, Nashaad Cabdi Xundhur,  Farxaan C/Laahi Maxamuud, Mukhtara Axmed Xundhur, Xaliimo Maxamuud, Warda Maxamed Siciid, Khadra Maxamed Ibraahim, Axmed Siciid Faarx, Maxamuud Siciid Faarax, Iyo Dhamana Ilma Siciid Daarood, Iyo Dhaman Qoyska Reer Xundhur,  oo kal jooga dalka Gudihiisa iyo dibadiisa,

Waxay tahaniyad u dirayaan C/casiis Faarx Khamsiini & Iiman siciid Faarax oo wiil uga dhashay magaaladda Ceerigaabo/sanaag, waxayna ilaah uga baryanaa inuu noqdo kii diintisa, dalkiisa, dadkiisa, anfaca….mabruuk alfa mabruuk

Waxa kaloo tahniyad oo kale diray dadka kal ah ururka ardayda Sanaag/sudaan, iyo gaar ahaan ardeyda kal ah Cali Xasan ayaxle, Siciid ismaaciil ciyoon, Xaaw cumar axmed faatax, siciid warsame maxamuud, khaalid Siciid maxamed , maxamed maxamuud bare ,faaisa C/laahi,  kaltun xasan,Maxamed Siciid , maxamed saalax..ahmed nayroobi,  ….. Iwm oo kamid ah ardayda alfurqaan-Sudaan wax kabrata

Waxa kaloo tahniyadna oo kale dirayaa ardayda Reer Badhan ee Jamcada muqdisho wax kabrata

 

 

 

 

 

Comments are closed