|

Dhibatada mudada dheer kajirta wadanka oo sababtay inay dalka katagan isimadii iyo dadkii lafdhabarta u ahaa bulshada somaliyed.

qormo(mmedia)intabadan dadkii wax galka u ahaa bulshada somaliyed waxa aykuqasabtay inay dalka asaga tagan dagalada iyo dhibatadada kajira darteed.

Waxana dadkasi kamid ah suldan maxamed abdi yusuf oo asago kusugan dalka austria ka warbixiyey marxalada uu wadanka somaray, asago maamulka puntland sigara ugu dhalilay inusan mamulku xusimayn dadka lafdhabar ka u ah, iyo isimadi sodhisay mamulka puntland.

Asagoo kusugan iminka magaalada veennaa ee dalka austria qarada yurub ayuu waxa uu sheegay inuu san maamulka puntland xaqdaro uladhaqanto dhanka isimada iyo saxaafada,iyo cidkasta oo lafdhabar u ah bul shada.

HADABA KUMA AYUU AHAA SULDAN MAXAMED YUSUF CABDI…,?

Suldan maxamed cabdi y.suf oo ahaa afhayeenka isimada puntland ayaa waxa uu kamid ahaa,dadka sida weyn uga qeyb qaatay amanka puntland waxana lagu yaqaney uu ololaynta arimaha aminiga, asagoona kamid aha simada intabadan dhex dhiga heshiska beelaha puntland.

Suldan maxamed cabdi yusuf,waxa uu kamid ahaa isimadi go’amiyey,dowladi maxameed cabdi xashi inan wax dorasho lageli karii oo ay jirto coolad intii ayjireen colaada gobolka sool, lascanood,wuuxu ka
mid aha isimadi loo diray degmada aricadeeye si’ay u soo indha indheeyan
ciidamaad puntlan, wuxuna ka mid aha isimadi go’amiyay in lagalo doorasho sanadka 2005 taasi oo lagu guulaystey laguna doortay madaxwayne caade muuse xirsi.

suldaan maxamed yuusf cabdi wuxu gacan weyn kageystey xalinta khilafkii madaxwayne cade iyo khalif cali tar oo haystey ciidamada bada waxana asaga iyo 3-isin loxirsaray inay dhex galaan
khilafka.

Waxana isimada kala ahayeen ugaas xasan ugas yasiin, beldaje cali farax,beldaje farax xaaji cabdulaahi oo kuna guulaystey inay dhex dhexadiyan
afahayeenka 4-isiin oo go’aankasoo saaray xaladlabada masul.

suldaan maxamed
yuusuf cabdi wuxuu kamid ahaa isimadii kaqeyb galay shirwaynihi xamar
15/7/2007,wuxuuna ka ahaa afhayeenka isiimada beelaha
darood, shirkaasi oo kadhaya degmada cabdacasiis ee gobolka banadir ,suldan maxamed cabdi yusuf waxa uu horkacayey wafdigii sucudiiga 2007 oo safarka kuweheliyey mdaxwayne cabdulahi yusuf axmed iyo Ra’isul wasaare cali maxamed geedi.

Asagona safarkaasi kadib warbaahinta ugu sharaxay wixii aykawada hadleen boqorka sucuudiiga, iyo wafdiga dowlada asagoo sojeediyey iskaashiga sucuudiga iyo soomaliya.

maxamed yusuf cabdi ayaa waxa uu sidoo kale 2007 magalada
baydhabo ee bay, u tageey inay lashiran malaqyada bay iyo bakol oo ay lakulmay isaga iyo 10-isin oo isagu horkacayo waxayanka wadhad leen inay puntland joga dad fara badan ee ka soo jeeda bay iyo bakol kana shaqeeyan amniguda.

Sidoo kale waxa uu qeyb weyn ka qatay dhex dhexadinta mashaqqadi dhex
martay mamulka iyo rerka dega xafada netka ee axmed
harti,waxayn ahaayn suldan maxa’d yusuf cabdi,ugas xasan ugas yasin,beldaje cali frax iyo suldaan muuse farax muuse,waxayna ku dhameyeen gul
oo ay sareen qaladka
mamulka cade oo ay ku amreen inu bixiyo magta dadki ku dhintay meesha
wana aqbalay ariintas.

Suldan maxamed cabdi yuusuf ayaa waxa uu wadanka isaga tagey sanadkii 2011 horanti, kadib markii usheegay inay jiraan xaqdaro dowlada madax weyne abdirah man maxamed maxamud “farole” kuhayso isimada ayna caburinayso asagona kamid ahaa wafdigi lasocdey madax weynahi hore ee somalia, abdulahi yusuf axmed oo safar kaga tagey wadanka yeman ku tagey wadanka austria.

Maakhir Media nework.

Comments are closed