Sirta dumarka maxaad kataqaanaa, iyo raga aysan jeclahay..?
SIRDUMAR(MMEDIA)intabadan sirta dumarka waybadan tahay,waxana horay loodhahay dumarka ninka aysirta iyo qiyaanada lamagaan cayaar ugama bad baado,waxaana taasi lamacna tahay inay aad uqiyaano badan yahiin.
Dumarka waxa aycaado gaara u ah, inay xataa qofka ay aduun ugu jecel yahiin aysan ushegan laakin ay dhahaan aduunka ayaan adan kuuneb cahay, taasi oo ah caadada dumar ka madama ladhahay feedh qaloocan ayaa laga abuuray.
Gabdhaha badankoda kama helaan ninka asaga ugu horayba waanku jeclahay(ilove) soohor mariya,waayo waxa ayniyadooda latahay inayba cado kutahay aad naagkasta ugu hormariso jaceylka.
Raga waxa caado u ah inay qofka aydanay nayaan, ay usheegtan jaceylka laakin dumar ka wayka duwan yahiin taasi,waxana baadhitaan lasameyey lagu ogaadey inay lamaanaha ayjecel yahiin aysan ushegan karin, dumarka waxa ayjaceylkoda usheeg taan ninka asaga aanan markaa diyaar ka u ahayn.
Dhanka qayaanada haweenka ayaa ah, mid aad utiro badan islamarkaana raga cayaar uga bad baadin ,hadaba baadhitaan arimaha haweenka ayaa mid siweyn loogu kala aragti duwan yahay,hadaba sababaha qayaanada dumarka ayaa ah mid caado u ah.
Intabadan dumarka jaceylkooda waxay ubadan yahiin, inay qarsadaan, aysana u sheegan ruuxa xata haday udhimanayan waana adag tahay inaad ogaato inay ku jeceshahay gabdha, laakin waxaa lagu yaqaan inay nacayb badan umuujiyaan qofka ayjecel yahiin, ayagoona dusha markasta ka jecel inuu muuqdo oo usan ka fogaan.
Hadaba waxa loobahan yahay inaad kadaalin lamaanahaga inaad jaceylkaga uban dhigto,waxana dhab ah in mar’adan ka filayn aykusheegato jaceylkeed,laakin adiga haku xujayn inay horay kugu adkaysay.
Waayo xuman kama aha balse dumarka ayaa feedh qalocan laga abuuray,marna sidhaba kuguma sheegan karto inay kujeceshahay,laakin kalsoonida bad si’ay kugu fududaato inaad ogaato waxa qalbi geeda kugu jira.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network.
