|

Iskuulkii Hore ee Xanaanada Xoolaha ee Buraan oo Dayacaad xogle ka muuqato

Xarunta horomarinta ee buraan oo mar ahaan jirtay kulayad lagu barto xanaanada xoolaha wakhtigii dawladii siyaad barre ayaa hadda u muuqata mid ay gabi ahaanba la ilaaway .

buran rural institute ayaa ah machad ku yaal degmada bueaan ahna mid kamid ah dugsiyada ugu weyn somaliya saas oo ay tahay dugsiga kani ma helin dayac tir ku filan tan iyo wakhtigii ay burburtay dawladii milatariga hayd ee somaliya inkastoo ay mar xarun u ahaan jirtay haya’ada horn relief.
dugsigan ayaa ku fadhiyaa dhul aad u balaadhan waxaana uu ka koobanayahay qayb badan ay kamid yihiin qaybta waxbarashada ,cuntada,hurdada,xafiisyada maamulka ,garoon kubada lagu ciyaaro iyo qayb kaloo badan sikastaba ha ahaatee dugsigan maaha iminka mid shaqayee waxaana u sugin jiilkii lahaa

Maakhir Media Buraan

Comments are closed