|

Isu soo baxa balaadhan oo maanta ka dhacay Beerta Xoriyada ee Magaalada Hargaysa+Dhagayso

Play

Hargaysa-MMedia-Banaan Bax aad u balaadhan oo ka dhacay Beerta Xoriyada ee magaalada Hargaysa iyadoo ay kasoo qayb galeen kumanaan qof waxaana sidoo kale kasoo qayb galay xukuumada oo ugu horeeeyo madaxwayne ku xigeenka Somaaliland iyo Qayba kamida wasiirada ,Xisbiyada Mucaaradka .

IMG_0759

Banaanbaxan oo ahaa ujeedadiisu mid nimada soomaaliland iyo adkaynta nabad galyada iyo maamulka khaatumo ee lagaga dhawaqay Shirkii Taleex ,dadkan isugu yimi beerta Xoriyada ayaa sitay Boodhah waawayn oo ay ku qoran tahay qaranimada Somaaliland.

IMG_0680

IMG_0597

Masuuliyiintii kala duwanaa ee halkaasi kasoo qayb gashay ayaa waxaa ay ka hadleen sidii looga shaqyn ahaa amaanka iyo kala danbaynta sidoo kalen awaxaa ay sheegeen in Somaaliland mid tahay loona baahan yahay in laga wada shaqeeyo waxaana ay sheegeen in ay kasoo hor jeedaan kala qayb qaybinta Somaaliland.

IMG_0602

Banaanbaxan oo ahaa mid balaadhan o lagu muujinayay  goonis isu taaga Somaaliland iyoo kala qayb sanaanta Somaalilalnd ayaa ahaa mid aad u balaadhan isla markaana  ay shacabkii reer hargaysa isugu soo baxeen  Wadooyinka waawayn  ee Magaalada Hargaysa .


IMG_0596

IMG_0589

Comments are closed