|

Xaaladda magaalada muqdisho oo dagan kadib dagaalo iyo duqeymo ruxay xalay qeybo kamid ah magaalada muqdisho.

MUQDISHO(MMEDIA) magaaladda muqdisho oo xalay ay’kadhaceen qeybo kamid ah dagaalo u dhexeeya ciidamada amisom,kuwa dowlada KMG ah, oo iskudhinaca iyo xarakada al-shabaab ayaa saka dagan.

Dagaalada Culus ee ka qarxeen Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha ee isdku horfadhiyaan Ciidamada Dowlada, kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakada Al- Shabaab.

Dagaalka xalay oo aha mid aad u Culus la iskuna dhaafsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan iyo madaafiic Culus ayaa si weyn Magaalada Muqdisho u ruxaya loogana Maqlayaa waxa eena Dagaalada kasoconayaan Degmooyinka Yaqshiid iyo Hiliwaa.

Dagaalka Xoogiisa ayaa ka soconaya Qabuuraha Barakaad oo dhawaan ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Xarakada Al-Shabaab kadib Duulaan Culus ee ku qaadeen.

Dagananta anan xaga badanku taagnayn ayaa waxa dhici kara iskahor imaado goobbahasi kadhaca.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed