Kulmiye .UCID ,UDUB oo ugu Baaqay in ay shacabka Reer Hargaysa isugu Soo baxaan Beerta Xoriyada Hargaysa+Dhagayso
Podcast: Play in new window | Download
Hargaysa-MMedia-Shir jaraa’id oo ay Madaxtooyada ku Qabteen asxaabta Qaranka Somaaliland ay ugu baaqeen dhamaan Taageerayasha asxaabta in ay isugu soo baxaan Beerta Xoriyada ee Hargaysa Maalinta Bari ah iyagoo ku muujinaya sida ay uga soo horejeeda Maamul Goboleedka laga sameeyay Gobolada SSC ee Khaatumo .
Waxaa Goob jog ka ahaa Xisbiga Muxaafada ah ee Kulmiye ,UCID,iyo UDUB asxabaata ayaa ka hadlay Arimaha kasoo cusboonaaday Gobolada Bari ee Somaliland wxaana ugu horayn halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Muusa biixi isagoo sheegay in dhamaan taagerayshaaba asxaabta ay banana baxan isugo soo baxaan beerta xoriyada .
Sidoo kale waxaa isna goobta ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga UCID eng Faysal cali Waraabe waxaana u u sheegay in ay gabi ahaanba ka soo horjeedaan waxyaabaha kala duwan ee kasoo kordhay Gobolada Bari isagoo baaq u diray umada Somaliland ayuu sheegay in sagaaro tun lakala qaado maleh Somaaliland aanay ahayn kala goyin gooyin .
waraabe ugu danbaytii waxaa sidoo kale ka hadlay Kayse oo ka socoda xibiga UDUB in ay umada reer hargaysa bari isugu soo baxd Kayse waxa u sheegay in ay ad uga xunyihiin maamulkaasi halkaa lagag dhawaaqayn
Shirkan jaraaid ay qabteen asxaabta ayaa noqonaya mid ay ugu baaqeen shacabka reer hargaysa inay bari isugu soo baxaan beerta xoriyada ee magaalada si ay u muujyaan dareenkooda ku aadan Maamul Goboleedka Khaatumo ee laga sameeyay Gobolada SSC .
Maakhir Media Hargaysa.
