|

Muqdisho dowladda gacanta wayku qabate maxa xigidoona..?

MAGAAL(MMEDIA)waxa dowladda KMG ah iyo Amiso aykudhawaaqeen inay guud ahaan magalada muqdisho kasareen xoogaga dagaal yahanka xarakadul shabaab mujahidin, ayna joogaan bananka magaalada muqdisho.

Waxa tani aykadan baysey kadib dagaalo xoog badan oo kadhacay magaalada muqdisho qeybo kamid ah dagaaladan oo dhacay markii ciidamada Amisom aydagaalo iyo duqeyn kuqadeen deeganada huriwaa iyo daynile oo intabadan xarun u ahayd xarakadda al-shabaab.

Hadaba maxay kabadali kartaa xalada magaalada muqdisho hadii layskala baxo gudaha magaalada caasimada ah oo tan iyo sanadkii 1993 aysan kadhamaan dagaalo hadba waji leh,kuwaasi oo udhexeya siyaasinta iyo kooxaha ayaga dowladda mucaradka ku ah.

Ugu horayn maha magaalada muqdisho midladhahi karo waxa sidan kusodhamaday dagaalada kadhacaya, waxana markasta mid iskacad ah inay jiran meelo kamid ah magaalada muqdisho sugaysa dagaalo kadhaca, iyadoona xarakada al-shabaab aysan ahayn mid awooda lagu macnayn karo inay meesha kabaxday ururka al-shabaab oo gacanta ku haya meelo badan oo kamid ah qeybaha wadooyinka laga soogalo magaalada muqdisho iyo meelo lafdhabar u ah dhaq dhaqaqa isusocodka.

Waxa arintani lagu macnayn kara inaysan inaysan dagaaladda muqdisho ahayn kuwo dhamaaday islamarkaana lagu faani karo, inay dowlada KMG ah ka talinayso wakhtigan guud ahaan 16-ka degmo iyo maamulid doodaba.

San iyo wixi kadan beeyey burburka soomaaliya waxa aymuqdisho hooy unoqotay dagaalo wajiyo laduwan leh, waxaana intabadan dagaaladani kadhigen intabadan magaalada mid xarun militry iyo dhufaysyo ah waxana si’adag difaac ugu noqonkarta cidkasta oo kudhumanaysa, hada waxa lays waydiinayaa hadiba aybananka dowlada ugabaxday muqdisho maxay tahay talaabo lagudoon inay qaado.

Inkasta oo xarakadda al-shabab ayfarujiyen muqdisho 5-kahor hadana tan iyo wakh tigaasi lagama nasan dagaalada iyo iska hor’imadka udhexeya Amisom iyo al-shabab waxana aybilaaben dagaalo kudhufo oo kadhaqaq ah kuwasi oo u eg’inay ugu talo galeen niyad jabka Amisom.

Hadana dhanka kale marka laga eego waxa isbadal uu ku’imaaday dhanka amaanka guud oo magaalada waxa ka soo’iftimay iftiin waxana ciidamada dowlada iyo Amisom qabteen weraro lagu maleegayey inlagu fuliyo goobo lagu talo galay,waxana kamid ah horumarka dhanka wadooyinka oo dib loosocus bonisiyey ciidamada wadoyinka Trafik, iyo kuwa amaanka oo lagu arkayo goobaha muhimka ah.

AMISOM ayaa waxa wakhtigani ayshegtay inaysan wakh mandhayd ah ulahayn inay kagudubto magaalada muqdisho ayna heshiskooda kukooban yahay magaalada muqdisho laakin dadka udhun daloola arimahani waxa aysheegayan inay inta shabaab gacanta kuhayan goobo kamid ah dalka aysan nabad noqon doonin,ayna duljogan dagaalo kudhufo oo kadhaqaq ah.

Inkasta oo arinta sida tahay hadana waxa aynoqonaysa horu markii ugu horeyey ee amisom iyo dowlada gaaran hadii ayku nagaadan goobaha hada aysaldhiga kadhigteen amisom.

W.Q.WARIYE MOHAMED ABDULAHI(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed