|

CAPTAIN PADDY AKUNDA”hada wixii kadanbeeya shabaab waan ku kalabaxnay magaalada muqdisho waxanu ku ugudbi doona goboladda kale.

WARCULUS(MMEDIA)Afhayeenka ciidamada Amisom Captain paddy Akunda ayaa shirjara’id oo saxaafada ugu qabtay magaalada muqdisho waxa uu kagahadlay dagaaladda manta kadhacay qeybo kamid ah muqdisho.

Captain Akunda ayaa sheegay indagaaladii magaalada muqdisho maanta ahayeen kuwo lagu xoraynayey caasimadda magalada muqdisho,waxana uu intaasi kudaray inay dagaaladda manta ahayeen kuwo guushi uguweynayd laga gaarey oo mudo ayqorshaynayeen.

Afhayenka Ciidamada AMISOM Captain Paddy Akunda oo goordhaw Shir Jaraa’id kaga hadlay dagaaladda Muqdisho waxana uu ka warbixiyay Dagaalada culus ee saakay Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada ku ekeeyeen fariisimaha AlShabaab kaga sugnaayeen Muqdisho.

Afhayeenka ayaa sheegay in Duulaankii saakay kuqaadeen Al- Shabaab ee guulo badan ka gaareen eena Shabaab kasaren goobo fara badan oo kamid ah Jaamaca Muqdisho ,Qabuuraha Barakaad iyo goobo kale oo badan sid uu yiri”Paddy Akunda.

Cptain paddy Akunda ayaana sheegay in jab eesan kasoo waaqsan gaarsiiyeen Xarakada Al-Shabaab eena hada kasaareen guud ahaan Caasimada Somaaliya ee Muqdisho.

Afhayeenka ayaa in Maintaa ku daray dagaalada Muqdisho hada banaanka uga baxeen eena waxii xiligan ka danbeyna Amaanka Magaalada kasugi doonaan Duleedka Magaalada Muqdisho kol hadii Magaalada ka faraxashen.

Dagaaladda manta ee magaalada muqdisho ayaa ah kuwii ugu xumaa ee mudo kadhaca magaaladda caasimadda ee muqdisho waxana tan aykadhigaysaa inay magaalada muqdisho sitoosa gacanta ugu hayso dowladda KMG ah.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed