|

Wararkii Militry-ga kenya oo guulo-kasheegtay duqeymahii ugu danbeeyey-ee jubada hoose.

NAIROBI(MMEDIA) Sarkalka ugu sareya ciidamadda kenya, mojor,emmual chirchir ayaa sheegay inay weraradii ugu danbeeyey kudileen masuulin katirsan ururka xarakadda al-shabaabul mujahidin.

Diyuurado miigah ah oo la- sheegay inay ka yimadeen dhinaca Wadanka Kenya, ayaa waxay galabta gantaalo ku garaacen Deegaanka Buula Xaaji oo qiyaastii ilaa 80-km dhinaca galbeedka kaga beegan Magaaladda Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Duqeymaha ayaa waxaa la- sheegay in mid ka mid ah uu ku soo dhacay Xaruun Milatari oo ay Xarakada Al Shabaab ku lee- dahay Deganka Buula Xaaji, isla-markaana waxaa ka dhashay wax-yeelo kala duwan.

Wararka ka’imanaya deeganada waxay xaqiijinayan Deganka Buula Xaaji, inay Xaruun Milatari oo ay lee-dahay Xarakada Al Shabaab uu ku soo dul- habsaday mid kamid ah dhawr gantaalo, oo ay Deegaanka Buula Xaaji la-beegsadeen diyuuradaha dagalada ee Dowladda Kenya.

Dad goob joog ah ayaa sheegay inay duqeymaha kadib ay goobtaasi soo gaareyn dagaal-yahano kale oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, waxayse isu gadaameen goobtii uu gantaalka ku soo dhacay, isla-markaana waxay gurmad u fidiyeen kuwii ay wax-yeeladu soo gaartay.

Duqeymaha ciidamda diyaaradaha kenya ayaa baryahani ugu danbeey tubsax lafuray kanoqotay deegaanada gobolka jubadahoose, kuwasi oo intooda badani wax kunoqdaan dadrayid ah.

Mojor, chir chir ayaa intaasi kudaray inay duqeyn doonan meelwaliba ay joogan xarakadda al-shabab.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Networ.

Comments are closed