Dhuxul Joojin Laga Wado Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag+Sawiro
Xiingalool(MMedia) waxaa ayaamahan ka socday dhuxul joojin ay ku dhaqaaqeen ciidanka ka jooga labada maamul ee ka jira degmada cuqaasha waxgaradka degmada ay iska kaashanaayeen inay wax ka qabtaan arintan sii socota mana aha markii ugu horaysay ay ku dhaqaaqeen digniino ayaa hore looga bixiyey xataa waxaa loogu sheegay meeshay ka shidaan waxaana lagu xabadeeyey meesha qaar waa laga gubay laakiin waxay rumow day maantay digniinahaasi hase yeeshee shacabku umay dhega nugnaan arintaa
waxaana oo khamiitii 12/1/2012 lagu qa qabtay degmada baabur qaaarkood u baxayeen magaalada boosaaso hase yeeshay markii laga qaaday dhuxushii ay ku gubeen duleedka magaalada dadkana loo if bixiyey inaysan dib danbe aanay soconayn in dhuxul magaalada lala soo galaa gaadhi danbana aanuu keeni doonin
Waxaana hada ka socda gobolka Sanaag dhuxul joojin hor leh oo aad looga taxadaray ilaalinta dhir gubista ama jaristeedaba si kastaba ha ahaatee dhuxusha ayaa ahayd mida keliya ay isticmaalaa dadka in tooda badani
ahaydna gaaska keliya ee ka baxa laakiinse keentay inay sababto xaalufin
soolasha ayaa noqday sanadahan laga waday dhuxul joojinta kuwa soo dhismaya amaba soo buuxsamaaya meelihii lay ka jareen dhuxusha
DAAWO SAWIRADA







Maakhir Media Xiingalool
