|

War deg deg ah: dagaal culus oo ilaa xalay kasocdaa deeganada buhodle, kalshaale,hagoogane ee deeganada ssc.

wararka naga soogaraya deeganada gobolada cayn ee ssc ayaa kusoowaramay indagaal adagkasocdo kaasi oo udhaxeya ciidamada maamulka somaliland, iyo dadka deegaanka.

Dagaalkan ayaa imaday markii silama filaana ciidamada maamulka soomalilnd aydagaalku sooqaden dadka deeganada buhodle,kalshale iyo hagoogane ee kamid ah deeganada ssc, warka lagahelayo deegaanada ayaa waxa aysheegayaan in arorti hore ee saka ayciidamada somaliland,kusodhawadeen deganada laakin ay iskadifaceen dadkarayidka waxana dadka deegaanka oo magacooda ka gaab saday inay baahiyan sheegeen inhada dagaalka u istaagey.

Dagaalkan waxa uu imaaday kadib wax kayar 24-saac markii madaxweynaha maamulkaasi uu kudhawaaqay inaysan udulqaadan doonin shirweynaha kasocda taleex ee ayku leyahin dadweynaha ssc.

Ciidamada somaliland ayaa waxa markii aydagaalka sooqaden aylakulmeen iska caabinkaga timi dadka magaaloyinka aysoowerareen, oo ayaga difaacid adag kujira mamada uu madaxweynaha maamulka dagaalku dhawaaqay.

Waxaa shir deg deg ah yeeshay siyaasinta deeganadaa oo shirkii aykulahayeen magalada taleex hakad galiyey waxana heegan lagaliyey ciidamada kusugan degmada taleex, waxa dadka rayidka ah xaqiijiyeen insaka baabur codbaahiyal lagu xiray waregayen deegamada ssc oo kudhawaaqaya inay dagaalaman.

Ilaahada lama ogaan qasaaraha dagaalka ee uu gaystey ayadoo dhamaan qalabka isgaari siinta hawada laga saaray, tani oo lagu macnayn karo dagaalka oo ahaa mid qorshaysanaa.

Waxaa saka markii dagaalka dhacay looga dhawaaqay degmada taleex indhamaan hakad galay shirka waxana ciidamada goobta joga logu dhawaqay inay dagaalgalaan.

Wixii wararkasi kasoobaxa wararkayaga danbe saacada soosocda ayaan idin soogudbin.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed