Dowlada maraykanka oo uhanjabtey dadka kasoohorjeeda qorshaha nabda soomaaliya.
NAIROBI(MMEDIA)Danjiraha dalka Maraykanka uqabilsan arimaha siyaasada
QM Jeffrey DLaurentis ayaa si Xanaaq badan uga hadlay arimaha
Soomaliya kadib kulankii Qamada midowbey ayku ansixiyay kubiiritanka
ciidamada Dowladda Kenya ee AMISOM.
Danjiraha waxa uu sheegay inay maanta Soomaliya taalo fursad aad u weyn oo ay doqonimo ku
tahay beesha calamku inay dayacaan wuxuuna ku booriyay
Danjiraha beesha caalamka in laga faa idaysto maanta guusha laga gaaray dagaalka Beesha
Caalamka ay kula jirto Xarakada Al Shabaab.
Sidoo kale ayuu sheegay danjiyaraha isla markaana ku
booriyay wadamada
ciidamadooda u diray Soomaaliya inay sii wadaan guulaha ay
gaareen Wuxu si gooni ah ugu hambalyeyay wadamada Ugandha iyo Burundi oo uu ku
sheegay inay xoreeyeen Muqdisho sida uu hadalka u
dhigay.
Jeffrey DeLaurentis Danjiruhu ayaa ku dheeraaday arinka
qilaafaadka dowladda
Soomaaliya wuxuuna ku amray madaxda Soomaalidu inay u
hogaansamaan go aanadii khariidada nabada iyo shirarkii
Kambala iyo Garoowe.
Danjire Jeffrey ayaa dhanka kale xusay in dowlada Maraykanku
ay kaligeed ku bixisay 337 milyan ciidamada AMISOM dhanka kalana 106 milyan oo lagu tababaro ciidamada Soomaaliya wuxu ku nuux-nuux saday inaysan
Maraykanku indhaha ka laaban doonin in la fashiliyo qorshaha
hada socda oo uu ku sheegay in bisha Agoosto laga gudbi doono ku meel gaarnimada.
Si kasta oo ay ahaato ayuu Danjire Jeffrey u mahad celiyay
QM iyo xoghaye guud ee Qaramada Midoobay Mr Ban Ki
Moon una sheegay in Maraykanku aytager san yihiin qorshaha bishaan loogu rarayo
xafiiska UNPOS caasimadda Soomaaliya.
Isxabsiga kadhex tagan baarlamanka ayaa ahmid siweyn uhadheeyey arimaha dib uheshinta iyo qorshaha nabada waxan wakhtigan barti ugu sareeyey tagaan muran parlamaanka dowlad KMG ah.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network.
