|

Suldaanka beesha cali xijijile oo habbalyo udiraya baashiga cusub ee beesha rercumar kucaleema sareen garowe.

HABALYO(MMEDIA)qaarkamid ah isimada puntland ayaa hambalyo udiraya Baashiga beesha rercumar umadnebi baashe cabdulahi maxamud oo dhawaan lagu caleema saaray magaalada garowe ee xarunta dowladda puntland.

Isin maxamed cabdi yuusuf cabdi oo ah suldaanka kasoojeeda beesha cali Xijijile ayaa shir jara’id oo uu kuqabtay xafiskiisa isago kusugan wadanka austria waxa uu habbayo iyo sodhawayn udiray baashigaasi dhawan lagu caleema saaray magaalada garowe.

Suldaan maxamed yuusuf cabdi oo ah afhayeenka iisimada maamulka puntland ahna suldaan kamid ah kuwa ugu magaca weyn,ayaa waxa uu sheegay inay waxbadan hormuud utahay doorashada baashiga ayna isku xirto beelaha kale, waxana uu sheegay inay aad ugu farxeen doorashada baashi bashe cabdulahi maxamud b.usman.

Habalyadani ayaa qeyb kamid ah soodhawaynta aybeelaha rerpuntland udirayaan baashiga kusub ee dhawaan aybesha rer cumar udoorteen,taasi oo xaflad siweyn looso ababuley lagu doortay caasimada puntland ee garowe.

Suldaan maxamed yusuf abdi waxaa uu sheegay inay hablayo wanaagsan kusodhawaynayaan, suldaanka oo xirir lasoosameeyey idaacadda Maakhir Media waxa uu sheegay inay siweyn xirir wanaagsan uleeyahin baashe cabdulahi maxamud.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed