Dowladda kenya oo sheegtay in lafduubay qarkatirsan ciidamada amaanka wadanka kenya
NAIROBI(MMEDIA) Saraakiil katirsan ciidamadda amaanka kenya ayaa xaqiijiyey inwerar ayciidamada xarakada al-shabaab aykuqaadeen deganka gerille oo katirsan degaanka wajeer ayna kudileen saarakiil katirsan ciidamada kenya.
Werarkan oo dhacay malinti khamistii ayaa waxaa lasheegay inay sidoo kale werarka lagu diley macalimin iyo dadrayid ah, oo kusugnaa deegankasi kadib markii ayrasaas kufureen dadrayid ah.
Dhanka kale saraakil katirsan kenya ayaa cadeeyey inlalayahay qaarkatirsan ciidanka kenya,kuwaasi oo lasheegay inay qafasheen ururka al-shabaab ayna kala gudbeen xududka wadanka soomaliya inkasto aysan cadayn qabka werarkan udhacay hadana waxay intaasi kudaray in lagu diley ugu yaran 7-katirsan ciidamada amaanka dalka kenya.
Shabaab oo hore ujereen cabsi ku’adan inay weraro qatara kagaystan gudaha wadanka kenya ayaa waxaa warkani sheegayaa inay ciidamada kenya doonayeen inay ugudbaan gudaha soomaliya.
Sikastaba lama oga meesha aykudan beeyaan ciidamada la,afduubay waxana jira warar sheegaya inlolakacay dhanka gudaha somalia.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network.
