|

Alla Ha naxriistee Hogaanki Hore ee Xisbiga UCID oo Geeriyooday

Hargaysa-MMedia-Dhamaan waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya dhamaan xisbiga UCID oo ugu horeeyo Gudoomiyihiisa EN,Faysal cali waaraabe iyo dhamaan xubnaha ururka waxaana ay tacsi u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Hogaankii Hore ee Xisbiga UCID   Marxuum Adam Mire Waqaf waxaana ay leeyihiin ilaahay janadii hakaa waraabiyo Aamin , Samir iyo iimaan Ha ka siiyo Ubadkiisii, ehelkii iyo qaraabadii haka siiyo iyo dhamanba Shacabka Somaliland.

Marxuumka ayaa indhawayd waxa uu ku xanuusanaa dalka iyadoo markii danbena loo qaaday wadanka malesia oo halkaasi ku geeriyooday.

Sidoo kale dhamaan bahda maakhir Media waxay leedahay ilaahay janadii hakaa waraabiyo samir iyo imaan ilaahay hakaasiyo eheladaadii.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun

Maakhir Media Hargaysa.

 

Comments are closed