Raysal Wasaaraha Somaaliya iyo wafdi balaadhan oo ka duulay Maanta Muqdisho Nayrobina Gaadhay
Muqdisho-MMedia-Raysal wasaaraha Somaaliya iyo Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa u anababaxay magaalada Nairobi ee wadankaasi Kenya iyadoo ay halkaasi ka qayb galayaan shir looga hadlayo Road Map-ka Somaliya .
Wafdiga balaadhan ee uu Raysal wasaraha Hogaaminayo qayba kamida wasiirada iyadoo shirkan uu ku saabsan yahay waxyaabihii kala duwanaa ee uga hirgalay Road Map-ka isla markaana lagu lafa guraayo ajandaha horyaala dawlada Kumeel gaarka ee Somaaliya.
Raysal wasaraha iyo wafidgiisa markii ay ka qayb galaan shirka Nayrobi ayay usoo anababaxayaan Magaalada Jabuutii ee Dalkaasi Jabuuti halkaaso oo isna ayay kagaga qayb galayaan shirka Somaaliya lagag hadlayo.
Raysal wasaaraha aya iminka ku sugan magaalada Nayrobi halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Joma kenyaata ,waxaana lo sii galbiyay dhanka iyo goobta shirka.
Maakhir Media Nayrobi.
