|

Maxay rergalbeedka maradan ubidhaan sadaan.?

QORMO(MMEDIA)wakhtigan waxaa aynoqotay maradani looyaqaan niqaabka “indho sharerka” mid siweyn loogu arko midlasaan qaaday magaca argagixiso waxa ay uyaqaanan rergalbeedka waxay noqotay midlogu isticmaalo bartil maameedkasta.

Hadaba an’iswaydino waxa indhasharerka uu yahay, waa qeyb kamid ah sunooyinka uu ebe haweenka muslimka uu ugu faral yeelay waxana aykamid tahay shayada astura hawen ka muslinka, inkasto aysan ahayn faral lagu faralyeelay hawenka.

Waxa ayna wakhtigan noqotay mid bartil maameed laga dhigto oo qofkasta oo falxun samaynayaa uu isku qariyo,waxana aytasi keentay insiweyn aduunka maradan madow ay’ugu arkan inay tahay mida dadka qaraxyada iyo mu’aamaradaha maleegayaa qataan, madaama aydad badan u isticmaaleen dhanka xun.

Haweenka muslimka waajib kuma aha inay indhasharer qatan sida laga sooxigtey mushaa’ikhda iyo dadka culimada ah, waxaana waajib ah inay haweenayda awooda qaadato laakin waxa ayhada noqotay mid sida adag loo’isticmaalo inkastoo soomalida dhexdeeda ayku badan tahay inay dhanka xun u isticmakan.

Wanaaga uu qofka muslimka illaahay usameeyey maaha mid maro asturi kasto hadii usan ceebtiisa asturin mana aha mid maradani ay’asturayso waxana indha sharerka dood badan kadib mamnuucay qaar kamid ah dalka islaamka markii aydoodi kadhacday inay badanayaan falal danbiyeed yada lagu fuliyo.

Waxaana cadaan ah inqof dhaqankiisa asturi waayey aysan mardani asturikarin, ayna tahay maradani mid suno ah oo haweenkii laga wayo aysan tanbi ku’ahayn marhadii xuman lagu fulinayo maha in qofkasta oo muslim ah qaato,waxana aytaani kutusaysa falalka xun xun ee lagu samaynayaa inay meelka dhacku tahay haweenka wanaaga uqaatay iyo cabsida alle.

Wadamada qaar oo aykamid yahiin rergalbeedka waxa waxa ay’u arkaan inay maradani kamid tahay cadowgooda ayna tahay mid ayaga lagu gumaadayo,dhawaan waxaa ayqoreen warbaahinta aduunka qaarkamida hawenay udhalatay dalka faranciska oo lagu xukumay 15-sano markii aylasongashay indha shareer aqalka baarlamanka ee dalkaasi.

Wargeeyska the journaal ayaa waxa uu warbixin uu qoray kusheegay,inay indha shareerka kamid yahay waxyabha ugu waaweyn ee rergal beedku ugu yaqaanan calaamada argagixisa ay’isticmaalaan ayna dhawaan go’an ka gareen dalka franciska,holand iyo wadamo kale oo ayaga wali anan lamagacaabin.

Waxaa iswaydiin mudan inmarka hore aysanba ogayn haweenka badankoda inuu yahay niqaabku faral iyo sune,waxaa soobadanaya dadka doonaya inay kordhiyaan nacaybka looqabo dadka isticmaala inay batan kuwaasi oo danbiyo iyo qarayo u’isticmala.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

maakhir Media Network

Comments are closed