midowga africa oo ciidamada kenya iyo kuwa j.buuti ugubaaqay inay soo,afjaran al-shabab
Nairobi(mmedia)Uraurka
Midowga Afrika ee xaruntiisu
tahay magalada Adis Ababa
ayaa maanta oo Axad ah
waxa uu fariin Xasaasi ah, u
diray ciidamada Jabuuti iyo Kuwa Kenya oo waqtigaan ku
kala sugan caasimada
Muqdisho iyo qeybo kamid ah gobolada Koonfurta
Somaliya.
Midowga Afrika waxa uu
sheegay in askarta wadamada Jabuuti iyo Kenya ee kusugan
Somaliya uu ka codsanayo insi deg dag ah u soo afjaraan halwgalka xagjirnimada ee ururka Al-Shabaab ka wado
gudaha dalka Somaliya.
Kulamo maalmihii ugu
dambeeyay Midowga Afrika ugu soconayay xaruntooda ugu weyn ee Adis Ababa kutaal ayaa waxa ay warsaxaafadeed ay soo saaren ku sheegen inmadaxda Midowga Afrika aycodsanayaan soo afjarida ururka Al-Shabaab.
Warsaxaafadeedka ay maanta Midowga Afrija soo saaren ayaa nuqo kamid ahWarsaxafadedka soogartey warbaahinta waxaa lagu sheegay inay midowga africa taageeri doonan dagaalkasta oo looga soohorjeedo alshabaab.
Mohamed abdulahi khalif(shine)
Maakhir media network.
