ABU SUBEERKA AL-SHABAAB”Dagaal yahano ajinabi ah waa inay kusoobiran dagaalka.
WAR CULUS(MMEDIA)hogaamiyaha kamid ka ah dhaq dhaqaqa ugu sareeya al-shabaab Muqtaar C/raxmaan
Abuu zubayr oo ah amiirka guud
xarakada Al-shabaab oo lahadlayey idaacad kuhadasha
afka Al-shabaab ayaa waxaa uu fariin udirey dagaalyahano
ajaanib ah in ay somaliya yimaadaan si ay Al-shabaab uga
barbar dagaalamaan.
Amiirka ugu sareeya xarakadda Al-shabab ayaa waxaa uu sheegey in xiligan loo
baahanyahay in dagaalyahano
ajaanib ah ay kusoo biiraan xarakada al-shabaab si loosiiwado dagaalka ay kulajiraan KMG ah iyo AMISOM.
Dhinaca kale sheekh muqtaar c/raxmaan abuu zubayr ayaa
waxaa uu ugu baaqey ciidanka al-shabab in aysan kaniyad jabin
dagaalka ay kulajiraan KMG ah.
Waxaa uu intaasi hadalkiisa uu sii raaciyey amiirka al-shabab in marwaliba ay kago antahay
dagaal joogta ah in ay lagalaan ciidanka dowlada iyo ciidamada dowlada taayeerada siinaya.
Hadalkan kasooyeerey Hugaanka sare ee al-shabab ayaa waxaa uu imaanaya xili dhowaantan uu
sheegey waziirka wazaarada ee gashandhiga ahna
Ra’iisul wasaare kuxigeen dalka xuseen carab ciise in al-shabab uu wakhtigooda dhamaadey oo guud
ahaan dalkana ay lawareegi doonto DKG.
Hadalkan codka ah oo aybaahiyey qaarkamid ah warbaahinta kuhadasha afka al-shabaab ayaa waxa uu umuuqdaa miday doonayaan inay kusookor dhiyaan dagaalyahanada ka’imanaya dalalka shisheeye ee kusoo biiraya dalka kasocda wadanka.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network.
