Augustine Mahiga”Xal haloo helo Khilaafka barlamanka ee gaadhay gacanka hadalka”
Kenya-MMedia-Ergayga gaarka ee qaramada Moodbay u qaabilsan soomaliya Augustine Mahiga ayaa shaaca kaa qaday in uu aad uga walaacsan yahay khilaafka baarlamanka ee mudooyinka gaadhay gacan ka hadalka.
Augustine Mahiga oo warsaxaafadeed ka soo saray muranka ka dhex aloolsan Baarlamanka ayaa shegau in ay tahay wax laga xumaado isla markaan loo baahan yahay in khilaafkaa lagu xaliyo wada hadal iyo in kaysku afgarato iyadoo aaanay dhicin gacan ka hadal.
waxaa kaloo uu ka hadlay in la tix galiyo heshiiskii Kampala ka dhacay isagoo tilmaamay in xildhibaanad qaar ee wada khilaafka in la raadiyo,waxaa kaloo uu mahad gaara u caleliayay madaxwaynaha Somaaliya oo uu shegay in uu wado dhex dhexaadinta iyo xal u helida Khilaafka Baarlamanka ka dhex aloosan.
waxa uu gaba gabadii ErgaygA Gaarka ah ee QM Augustine Mahiga in xal loo helo khilaafka isla markaana la heshiiyo waayoa ayuu yidhi xaalada Somaaliya waxay maraysaa meel xun.
Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya aya maalintii arbacada ee aynu soo dhaafnay uu dhexmaray gacan ka hadal taasi oo dhawac soo kala dhex gaadhay qayba kamid xildhibaanda Baarlamanka Somaaliaya iyagoo sidoo kalena ay doorteen gudoon cusub .
Maakhir Media Kenya
