Kulan loogahadlayo khilaafka barlamanka soomaaliya oo kafurmay dalka jabuuti.
j.buuti(MMEDIA)Shir loogahadlayo xalalaasaha kadhex tagagan barlaamanka oo aygoob joog kayahiin qarkamid ah Wadamada daneeyay Arimaha dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in uu ka Furmo Caasimada Dalka Jabuuti ee iyadoona Shirkaan looga Hadlayo Arimaha Soomaaliya.
Sidoo kale Shirka ayaa waxa looga hadli doonaa laba arimood oo kala ah Darstuurka iyo waliba Arrimaha Baaralamaanka ay ka
qeyb galaya guddiga madaxda banaan ee loo lixsaray Dastuurka wasaarada Dastuurka, Qaramada Midoobey iyo xubo ka socda Midoowga Afrika.
Kulanka hore waxaa looga hadlayaa qabyo qoraalka dhameys tirka Dastuurka dalka
iyo sidii loogu soo afmeerilahaa waqtigii loo qabtay Kulanka kale ayaa waxaa isugu imanaya Barlamaanka IGAD,kaasi oo ay ka qeyb galayaan donan, Gudomiyasha Barlamanada Dalalka IGAD.
waxaana sidoo kale ka qeyb galay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo
xildhibaano ka tirsan
Baarlamaanka ay sheegeen in ay
xilka ka qaadn C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey, iyo Xildhibano ka tirsan
Baarlaanka Soomaliya.
Warku waxa uu intaa ku darayaa in kulamadaasi lagu soo qaadi doono khilaafaadka hareeyey
Baarlamaanka Soomaaliya,kulamadaas oo maanta furmaya.
Khilafka barlamaanka ayaa waxa uu hada marayaa heerkii ugu sareeyey ayadoona aysiweyn isugu khilaafsan yahiin dhanka gudoonka barlamaanka.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network
