|

Hambalyo: Meher Wacan

Maxamed Gaas Ismaaciil Iyo Hooyo Xaliima Cali Yare Iyo Dhamaan Qoyska Maxamed Gaas oo kala Jooga Dalka Gudihiisa iyo Debadiisu waxay Hambalyo Mehera U dirayaan Eng Ducaale C/laahi Ducaale iyo Faadumo Maxamuud Xasan oo Meherkooda ka dhacay MagaaladaBoosaaso ee Gobolka Bari waxaanay leeyihiin Arooskiina ku Gaara Bash Bash iyo Barwaaqo Hadaanu nahay Bahda Maakhir Media waxaanu u diraynaa Hambalyadaas mid Lamida waxaanu ilaahay uga Rajaynaynaa in uu Guurkiinaas ka dhigo mid lagu aayo

Guurkiinu Guur Khyar Gurigiinu Guri Negi

Comments are closed