Hambalyo: Dhalasho Farxad Leh
Ururka Maakhir Society Uk Iyo Jaaliyada Maakhir ee Uk waxaay Hambalyo Dhalasho Farxadleh u darayaan Maxamuud Cabdi C/dalle iyo Canab Xasan Sh Cali oo gabari ugu dhalatay Magaalada London ee Dalka Uk Gabartaas oo loo bixiyay Maryan Maxamuud Cabdi C/dalle waxa kaloo Hambalyo taas lamida diraya Dhamaan ilma Cabdi C/dale iyo Ilma Xasan sh Cali
waxa kale oo Hamalyo dhalasho Farxadleh iyana dirayaa Dhamaan Maamulka iyo Warfidiyeenada Shabakada Caalmiga ah ee Maakhir Media waxaanay lyiihiin ilaahay haka dhigo Maryan Maxamuud mid dalkeeda diinteeda iyo Waalidkeeda anfacada waxa kaloo aanu leenahaya Maryan Maxamuud Soo Barbaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaar Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiiin
Maakhir Media London
