|

Militryga kenya oo sheegay inay dileen ugu yaraan 50-katirsan al-shabaab

NAIROBI(MMEDIA) warka soobaxay wasarada arimaha gudaha kenya ayaa lagu sheegay inay ciidamada dalka kenya aykudileen gudaha soomaliya inkabadan 50-katirsan ururka xarakada al-shabaab.

Ciidamada militariga dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegeen in ay dileen in kabadan 50- dagaalyahan oo
ka tirsan Al-shabaab mid ka mid ah howl galadooda ugu cuslaa oo ay fuliyeen malintii jimcaha kaasi oo ka dhacay nawaaxiga
magaalada Garbahaarey.

Warkan ayaa lagu sheegay inay ciidamada ayku sijeedaan degaano aykusugan yahiin al-shabaab waxana aysheegeen inay gacanta kaga dhigi doonan magalooyinka kismaanyo iyo marka ee koonfurta dalka soomaaliya.

In kabadan 60- kale oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dhawaacay kadib markii diyaaradaha
dagaalka dalkan kenya ayduqeeyeen gaadiid dagaal oo ay
lahayeen dagaal yahanada Al-
shabaab.

Arintaan ayaa waxa ay imanaysa maalmo kadib markay shegen ciidamada ay in hogaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaab ay dileen islamarkaana ay qabsadeen Deegaanka fafax-dhuun.

Ilaa iyo hataan ma jirto wax war
ah oo ka soo baxay dhinaca Al- shabaab oo ku aadan khasaaraha ka soo gaaray duqeen ka dhacday nawaaxiga
Garbahaarey.

Ciidamadda kenya oo hada wada howl galadooda ayaa waxa aymuuqataa inay wali guulo kagaari layahin dagaalka ayku lajiran ururka dagaalyahanka xarakadul shabaabul mujaahidiin, oo aysheegeen inay kasifayn doonan gobolada aygacanta kuhayaan.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed