Shirka khaatumo2 ee kasocda degmada taleex oo sihabsami ah uga furmay degmadaasi+warbixin
taleex(MMedia)waxa sitoosa uga socda degmada taleex ee gobolka sool, shirka khaatumo-2 oo mudooyinkan ayqaban qabadiisa kasocotey deeganada shirka oo aygoob jogka yahiin masuulinta dadweyne aad utiro badan oo ka kala’imaday qurbaha ayaa lafilayaa inlagudo galo.
Ajandaha iyo arimaha sida weyn loogahad lidoono ayaa waxa kamid ah wada tashiga beelaha kasojeeda gobolada waxana lagu wada inlaga soosaaro gaba gabada ugu danbaysa shirka warmuriyeed ku ‘aadan waxa ka soobaxay shirkaasi, oo ahaa mid wakhtidher loodhagtaagayey ayna sigaara ufiirinayaan maamulada puntland iyo soomaaliland, oo ayaga sigaara isha ugu haya waxa kasobaxa shirkaasi.
Shirkan oo manta sihordhac ah looga hadlayey qodobada ayaa waxa goobtaasi goob joogka ahaa masuulin horay uga tirsanaa dowlada KMG ah,waxana goobtasi logahadlay ajandaha iyo waxqabadka maamulka SSC ee deegaamadaasi kajira.
Degmada taleex ayaa waxaa siweyn daafaha magaalada usoobuux dhaafshey dadka doonaya inay goobjoog ka ahaadan qodobada lagasosari doono shirka khatumo2 ee kasocda degmada taleex oo kamid ah gobolka sool.
Shirka oo horay uga hadlay maamulka soomaaliland ayaa waxa siweyn ayugu dhagtaagaysa soomaliland inlaga soosaaro shirka qodobo lidku ah maamulkaasi, waxana taasi badalkeeda siweyn arinta uga midho dhowraya maamulka puntland oo asaga anan ilahada jirin wax hadal ah oo ku’adan shirkani.
Sikastaba shirka ayaa waxaa manta sihabsami leh uga socdaa degmada lagu qabtay waxana ladoonaya inay go’an midaysan kaga soosaran.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network.
