Ogaysiis: Shirweynihii Ururka Maakhir Society UK
Dhamaan waxa la Ogaysiinayaa Xubnaha ka tirsan Ururuka Maakhir Society Uk in la qaban doono Shirweynihii Ururka waxana lagu qabandoona Magaalada London 21/01/2012 oo ah maalin Sabtiya waxana shirku ka dhicidoona Ramada Encore Hotel oo ku yaal Galbeedka Magaalada London gaar ahaan Xaafada Acton waxaana laga codasnayaa wufuuda kasoo qaybgalaysa shirweynaha Maakhir Society inay dhowr wakhtiga oo ah 1:00pm ilaa 8:00pm
Hadaba Shirkan oo ah Shirkii Sanad laha ahaa ee Ururka M.S waxaa lagaga hadli doona Arimo dhowra kuwaas oo kala ah Sidan
- Warbixintii Sanadlaha ee Ururka Maakhir Society
- Sidii loo anba qaadi lahaa Qorshayaashii Ururka u dejisnaa
- Horumarinta Waxbarashada Deegaanka
- Caafimaadka
- Wadooyinka
- Ilaalinta Bay,ada
- Kobcinta iyo Doorashada Maamulka Ururka Maakhir Society
Hadaba mar labaad waxa laga codsanayaa wufuuda kasoo qaybgelaysa Shirka inay ilaaliyaan wakhtiga wixii faah faahina kala xiriira Telefoonada Hoos ku Qoran
Khaddar 07956359397
Maxamuud 07960519842
C/casiis 07961746753
Maxamuud 07904791747
Goobta Shirku Ka Dhacayo waa:
Ramada Encore London West
4 Portal Way
London
W3 6RT
Wakhtiga: 1:00pm to 8:00pm
