Suldaan Maxamed Abdi yusuf,oo canbareyey xariga maxamed xaji adan, dhanka kalana sodhaweeyey Shirka Khaatumo ee degmada taleex.
austria(MMEDIA) Suldaan mohamed abdi yuusuf oo ah afhayeenka isimada maamulka puntland ahna suldaan siweyn loogaqadariyo puntaland oo kusugan wadanka austria ee qarada yurub waxa uu kacodsaday dowladda puntland inay qoriyadiisi dib ugu sooceliso maxamed xaji aadan oo kamid ah siyaasinta deeganada puntland.
Maamulka Puntland ayaa xiray Siyaasiga Maxamed Xaaji Aadan asagoo kusugan magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar,lamana oga sababaha kadanbeya xariga siyaasiagni.
Maxamed xaji Aadan oo intabadan kamid ah waxgaradka kahadla siyaasada puntland ayaa waxa uu baryahani wadey dhalilka dhan ah maamulka puntland suldaan maxamed abd yuusuf ayaa sheegay inloobahan yahay muwaadin kasta inuu codkisaa dhibto ayna shurud la’an lagu sidaayo.
Dhanka kale ayaa waxa suldaanku uu soodhaweeyey shirka khaatumo ee deganka taleex uga socda maamulka Ssc, waxana uu sheegay inloobahan yahay midaysnan kadhan ah goboladda muranka katagaan yahay ee Sool,Sanaag, Iyo Cayn, si’ay murtaqbalkoda uga tashadaan.
Suldaan maxamed abdi yuusuf oo ah suldamada ugu magaca dheer soomaliya ayaa ugu booriyey SSC,Inay tantooda kahadlan ayna soodhawayn doonan qodobada kasoobaxa si’ay nabadooda iyo ayahooda uga tasha daan goboladdasi kaqeyb galaya shirka loonabahan yahay midaysnan kasobaxa shirka Khaatumo ee kasocda taleex.
Suldaanka oo asagoo kusugan magaalada viteenna kahadlayey sida ay’u arkaan inay shirka khaatumo qodobo muhima kasobaxaan ayaa waxa uusheegay inay xoryahin ayna ayahooda kahadli karaan simuranka iyo kalaqeyb sananta uga baxdo ee horay ugadhex taagnaa goboladaasi.
Hadalka suldaanka ayaa imanaya ayadoo dhawaan masuulinta maamulka somaliland aykacodsadeen shirka inan lasiyaasadayn ee wadatashiga beelaha loodaayo ayagoona ku eedeyey dad siyasin ah inay shirka carqaladku abuurayan.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network.
