|

Militryga Kenya oo sheegtay inay dileen sharaakil katirsan ururka al-shabaab

NAIROBI(MMEDIA)Afhayenka militriga dalka Kenya ayaa
sheegay in militeriga dalka Kenya iyo kuwa dowlada KMG ee
Soomaaliya ay qabsadeen magaalada Faafaxdhuun ee dalka
Soomaaliya.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in Hogaamiya muhiim
ah oo ka tirsan kooxda Al- shabaab ee gobolka gado ay
dileen ciidama militiriga dalka Kenya iyo kuwa dowlada KMG ee Soomaaliya ,ee dagaalka kula jira
kuwa xarakada Al-shaba waxuna sidaasi ku sheegay barta
uu tuwiitarka ku leeyahay afhayeenka militiriga dalka kenay
Emenual Chirchir.

Mj, Emmanuel Chirchir ayaa sidoo kale ku sheegay barta uu
Tuwiitarka ku leeyahay in sidoo
kale dagaalkaasi ugu danbeeyay lagu dilay sarkaal kale oo ka
tirsan xarakada Alshabab islamarkana uu militiriga dalka
Kenya kagadhawac may Hal askari sida uu hadalka u dhigay.

Afhayeenka militiriga dalka Kenya ayaa dhanka kale sheegay in ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada KMG ee soomaliya ay
howlgalkan ku qabteen hub fudud iyo Taararka is garsinta loo’isticmalo.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed