|

Diyaar garowga dagaalada katagan gobolada baay,iyo bakool

NAIROBI(MMEDIA) Dhaq dhaqaq ciidan ayaa lagadareemaya gobolada baay iyo bakool ee konfurta soomaaliya waxana lagu soowaramaya inay dadka dagan gobolada aycabsi laxaad leh kaqaban dagaalo lagu hoobto oo kadhaca gobolada.

Ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa kenya ayaa waxa aysheegen inay dagaal kuqaadi doonan qeyb kamid ah gobolada juboyinka waxana ayisudiyaarin dagaal kawadaan gobolka gedo qeybaha aykaga sugan yahiin ayadoona taasi badalkeeda aydiyaar garow dagaal wadan ciidamada ethopia,ee kusugan degaanada buulo barde iyo gobolka hiiraan.

Ciidamadda itoobiya oo gawaarida dagaalka kuhubaysan ayaa lagu soowara mayaa inayka gubayaan dagaanada hoosta gobolka hiraan kuwaasi oo sheegay inay dagaal lagalidooan xarakada al-shabaab ee kataliya gobolada baay iyo bakool.

Ciidamada al-shabaab ee kusugan gobolada ayaa waxa aywadan howl galo dagaal oo aydhulka hoostisa gabaadka qodanayan, waxana dadka kusugan goboladasi aykacabsi qabaan indushooda lagu dagaalmo.

Colaadan iyo dagaladan ayaa imanaya malin kadib markii madaxda dowlada KMG ah ay sheegeen inay duulan kuyahiin gobolada aydalka gacanta kaga hayaan ururka xarakada al-shabab ee intabadan gacanta kuhayaa gobolada konfurta soomaliya oo indhawayd ayfarahoda kasi baxaxan goobo muhiim u ahaa.

Dagaaladan oo umuuqda kuwo wajiyo badan leh ayaa hada waxa dadla rayidka bilaabeen diyaar garowga inay isaga baxaan gobolad dagaalkaasi ku wajahan yahay oo meelaha kugu daran kamid tahay gobolka baay.

Sikastaba dagaaladan oo ah kuwo mudo dheer midiyaha laysu afaysanayey ayaa waxa aymuqdaan inay wakhtiyadani soobaxayaan diyar garoow indagal adag halka kadhaco.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed