|

Faahfahinta qarax kadhacay mandheera kenya

mandheera(MMEDIA)Wararka kasoobaxaya qarax shalay kadhacay magaalada mandhera ee gobolka waqoyi bari kenya ayaa kuwaramaya inay ciidamadda kenya dad badan magaalada kuxir xireen.

Magaalada mandhera oo kutaala xududka udhexeeya soomaliya iyo kenya ayaa mudooyinkan waxa ayhoy u’ahayd qarax yada kadhacaya kenya waxana sobadana bartilmameedka lagu bartil maameed sanayo ciidamada amanka magaaladas.

Mandheera ayaa waxa intabadan kudhaqan dadka xoladhaqato ah waxana lagu soowar mayaa inay ciidamada qabqabteen dadkamid ah soomalida xolaleyda ah,aygona sheegay inay qaraxyda kadanbeyan.

Qaraxan oo dadrayid ah waxyeelo kasortey ayaa waxa dadka deganka sheegen inay kudhawacmeen laba ruux.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network.

Comments are closed