|

Seeku barbaarinkara ubadkaga markay yar yaryahiin..?

qormo dhab ah(MMEDIA) waxa dadbadan isway dinayan waxa sabab u ah caruurta ayagoo yaryar bilaaba muqaadiraadka iyo sida lagu bar baarin karo ubadka, wakhtiga ayar yahiin ayadoo aduunka aykadhacan carur badan oo ayago dhalana bilaaba wax yabaha maanka dooriya.

Markaad eegto bulshada soomaalida ayaad ku’arkaysaa aabe iyo hooyo lawareersan ubadkoda kuwaasi oo ugu taagla inayba barbaarin wanaagsan kubar baariyaan,ayna dhaqankooda wanajiyaan.

Hadaba aabe iyo hooyo waxa lagu siinayaa talada ugu wanaagsan ee aadku barbaarinkarto ubadkaaga,madama aywakhtigan adag tahay inay isfahman ubadka iyo waalidka inkasta oo arintani mesha ugu badan kadhex taagan tahay bulshada soomaliyed.

Baaritaan ayaa lagu ogaadey inay carurta wakhtiga aydhaanka tahay markasta ayku fakaraan inay sameeyan waxa uu samaynayo waalidka ama dadka waweyn, ayagoona sitartib tartiib ah ayuqaatan dhaqankaasi, ayagona intabaean ubadka waxa ugu wanaag san ee ayku barbari karan uu yahay dhanka wanaag san.

Hadaba aabe markasta oo aad guriga timaadn iskuday inaad madadaaliso ubadka adigoo lacayaraaya ugana sheekaynaya dhaqanka wanaagsan iyo taarikhda saxabta iyo dhaqanka wanagsan.

Intabadan dilka ubadka waxa uu yahay dhibta ugu weyn ee haysata naceybka kadhex taagan labadii isdhashay,waxanad arkastaa markasta isfahan la’an ubadka iyo waalidka taasi oo ah ubadka oo dilka wax yeelo ugaysta fahanka maskaxda iyo muxubada jaceylka.

Hadaba markasta oo aad guriga timaado lasheekayso carurtada kana farxi, adoo niyadooda ugu dhisaya inaad siindoonto waxkasta oo ayjecelyahiin waxana taasi ayku abuuraysa ayna kaqeyb qaadanaysa dhanka koritaanka iyo barbaarinta carurtada.

Dhanka kale intabdan waxa aycaruurta qaatan dhaqanka kadhex taagan aabaha iyo hooyada ayadona aywax yeelo ugaysato dhanka farxada carurta dagaalka waalidka, markasta waxa muhim ah inad ogaato inmasxada ubadka yahay ubax soobaxaya waxana markasta ayku barbaaran waxa indhohooda qabtan ee ay iskudayayaan inay sameeyaan.

Ugu danbayn waxa lagu latalinaya hooyoyinka inay dhankooda ka qeyb qaatan farxada ubadka iyo inay markasta waalidka dhexdooda muujiyaan inuu mesha joogo wixii aykuwada fakarayeen inay helan oo ah ubadkooda.

Marhadii dhexdooda ilahay keenay midhahi uudhexdooda ka abuuray maxa sabab u ah isqabsiga walidka iyo isutanasul la’aanta iyo dagaalka labada waalid.

Maha aduunku wax geed hoostii laga sooqaado maxa yeelay ilahay waxa uu aayad qura’an ah kudhahay waxa aan labada “sowjka iyo sowjada dhexdooda ka yeelay jacayl iyo muxubo.

Markasta kudadal ogowna inay ubadka farxada oo ayku barbaaraan tahay mida kaqeyb qaata maskaxda ubadka iyo horumarka qoyska.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed