|

Tahniyad Aroos

Bosaso-MMedia -Waxaa Halkan Tahniyad looga dirayaa Arooska iyo arooosada kala ah

Caruuska Mudane – Cumar Qaasim Cumar
Caruusadda Marwo- Manaal Axmad Maxamad

Oo arooskoodu ka dhacay Hotelka Panorama ee Magaalada Bosaso Maalin Jumce Ah Taariikhdu markey ahayd 23 Dec 2011

Tahniyad Ka Socota Familka Wiilka

 

Aabe Qaasim Cumar Xasan

Hooyo Xareebo Kaynaan Maxamed

Sahra Qaasim Cumar ninkeeda iyo caruurteeda

Cabdiraxmaan Qaasim Cumar X.iyo Caruustiisa

Saynab Qaasim Cumar

Asli Qaasim Cumar iyo nin keeda iyo caruurteeda

Xasan Qaasim Cumar X.iyo Caruurtisa

Xaawo Qaasim Cumar ninkeeda iyo caruurteeda

Maxamed Qaasim Cumar xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cabdulaahi Qaasim cumar

Salaado qaasim cumar ninkeeda

Axmed Qaasim Cumar

Tahniyadda ka socota Familka Gabadha …..

Aabe Nabadoon Axmed Maxamed Nuur

Hooyo Xaliima Saalax Maxamuud

Maxamed Axmed Maxamed Nuur [ Yarka Sanadka ]

Muna Axmed Maxamed Nuur

Mukhtar Axmed Maxamed Nuur [ Big Boss ]

Mahdi Axmed Maxamed Nuur

Mustafe Axmed Maxamed Nuur

 

Adeer Cabdirashiid Maxamed Nuur xaaskiisa iyo caruurtiisa

Eedo xaliimo maxamed Nuur

Eedo Faadumo Maxamed Nuur Xaaskeeda iyo caruurteeda

Eedo Caasho Maxamed Nuur Xaaskeeda iyo caruurteeda

Eedo Zenab Maxamed Nuur iyo Ninkeeda

Eedo Khadro Maxamed Nuur Xaaskeeda iyo caruurteeda

Eedo Xaawo Maxamed Nuur Xaaskeeda iyo caruurteeda

Adeer Aden ciise muuse iyo caruurtiisa

Maxamed Maxamuud Maxamed nuur

Maxamed Cabdulqaadir Maxamed nuur xaaskiisa iyo caruurtiisa

Axmed Cabulqaadir maxamed nuur

Qaasim cabdi qaadir maxamed nuur

saadat cabdi qaadir maxamed nuur

xaawo Maxamuud Maxamed Nuur iyo carurteeda

Faadumo Maxamuud Maxamed Nuur iyo caruurteda

eedo Sahro Jaamac

Tahniyadda ka socota Asxaabta Wiilka iyo Gabadha 

- Ikram Yusuf Axmed

- Sucaad Cabdisalaam Shiekh

- Filsan Ismaciil Yusuf

- Muna Cabdiraxmaan

- Asiya Cabdirisaq

- faduma abshir Gelle

- Xamdi Abshir Gelle

- Aden Cali Foos

- Bashiir Siciid Xasan Xaaskiisa

 

-Maxamud Axmed Cabdi

-Ismaciil Siciid Cali

-Maxamed MAxamud Yusuf

-Maxamed Cabdi Gooni

-Cabdiraxmaan Hiirad

-Ismaaciil Salaad Tahir

-Cabdulaahi saad Tahir

-Cabdirasaaq Xirsi Cali

-Cabdulaahi Diriye

-Maxamed Cumar

 

iyo dhamaan Shaqaalaha Ka howlgala Hay’adda DRC iyo UNICEF puntland gaar ahaan magaalada Bosaso

waxaan leenahay  hadii aanu nahay anagana Bahda maakhir   Hambalyo hambalyo  wiil iyo Caano gabdh iyo caano maansha alaah

Maakhir Media Bosaso

Comments are closed