Ciidamadda kenya oo dadsoomaaliya ku qabqabtay magaalada gaarissa.
NAIROBI(MMEDIA) wararka ka imanaya gobolka waqoyi bari kenya oo dhawanahan ay qaraxyoka dhacayen ayaa lagu waramaya inciidamada police-ka dadsoomaliya kuqab qabteen halkasi.
Taliyaha Police-Ka dalka Kenya Mathew
Iteera ayaa waxa uu sheegay in amaanka la xoojiyay isla
markaana ,waxa uu wacad ku maray in dadkii ka dambeeyay
weerarkii dagmada Garissa ka dhacay habeen hore gacanta
lagu soo dhigi doono.
Taliyaha ayaa kenya u
xaqiijiyay in amaanka guud ahaan dalka si wayn looxoojiyay, ayna la shaqeeyaan
laamaha amaanka .
Weerarka magaalada Garissa ka dhacay habeen hore ayaa waxa ku dhintay 4 qof halka dhowr iyo labaatan qofna ay ku
dhaawacmeen habeynimadi dabal dagasanadka.
Police-ka ayaa waxa ay sheegeen in ay ilaa iy iminka ku raad
joogaan dadkii weerarkaasi gaystay,dhawaanna ay gacanta kusoo dhigayaan.
Gobolka Woqooyi bari ee Kenya oo xuduud dheer la leh dalka
Soomaaliya ayaa waxa ka dhacay
weeraro is xig xiga tan iyo intii ay militeriga Kenya galeen Soomaaliya halkaasi oo ay kula
dagaalamayaan xarakada Alshabab .
Weeraradaan ka dhacay gobolka
Woqooyi bari ayaa inta badan lala beegsanayay ciidamada amaanka ee gobolkaas iyo saraakisha amanka.
Mohamed Abdulahi khalif(SHINE)
maakhir Media Network.
