|

Dhamaan shabakadda maakhir media waxa salaan iyo duco ayhawada umarinaysa umada soomaliyed

salaan(MMEDIA) Shabakadda maakhir Media ayaa waxa aysalaan hawada umarinaysaa umada soomaliyeed meelkasto ayjoogan waxana ayleedahay ilahay sanadkan kagisa ha inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Waxanu leenahay soomaaliyey madoba oo calankina dhowra, waxad tahiin dad isku af-ah iskudiin ah, iyo iskudad ah.

Ilaahaysanad kan ha inooga dhigokii barwaaqo leh, aamin aamin aamin…

Dhaman akhrista yaasha shabakadda wixii salaan iyo tahniyad ah waxad kusoodiri kartaan.

Webmaster@maakhir.net

ama Saxafi12@gmail.com

Maakhir Media Network.

Comments are closed