Hambalyo Aroos Guurkiina Guur Khayr gurigina Guri nagi
Dhamaan Dadkan Waxay Hambalyo Aroos u dirayaanSheekh C/salaan Cismaan Bulqaas iyo Murwadiisa Yurub Abdi Saleebaan oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Waxay Leeyihiin kala hela wiil iyo Caano Badhan iyo Caano AMin AMin
Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas [Jiir]
Siciid Cismaan Bulqaas
Abdirashiid Cismaan Bulqaas
Yaasiin Cismaan Bulqaas
Faysal Cismaan Bulqaas
C/raxmaan Cismaan Bulqaas
Maxamed Siciid jidible
Axmed Siciid Jidible
Cismaan siciid Jidible
Aadan Siciid Jidible
iyo Dhamaan reer siciid jidible
C/qaadir Khaliif Cabdi Nuur
Saleebaan Cismaan Saalax
Bare Beerdhige
Maxamuud Ismaaciil
Siciid Cabdi Faarah Wayne
Mahdi Maxmuud Jabane
Mukhtaar Cabdi Ducaale cali Qaayib
Roobe Cali Dalmar
Jama Deperaani
Abdirisak Shabcaan
C/saaq Siciid Warsame [ Tuke]
Dhamaan Jaaliyada Sanaag ee dalka Kenya

