|

Kenya oo kudhawaaq day inlasugo amaanka wadanka inta aysocdaan dabaal dagyada sanadka.

NAIROBI(MMEIA)ciidamadda lasocda diyaaradaha helicopterka ayaa saaka waxa ay dulmarayen xududka kenya iyo somaliya kuwaasi oo sheegay inay ilaalinayan amaanka wadanka.

Howl galadan ayciidamada miliryga kenya bilaaben ayaa imanaya ayadoo dhawanahan aykenya kudhawaaqaysey inay adkayndonto amanka wadanka inta aysocdan dabaal dagayada sanadkan ee chirismas.

Wasiirka Amniga gudaha ee wadanka
Kenya Prof George Saitoti ayaa ugu baaqay dadka Kenyaanka ah in ay daxadar muujiyaan xiliga loo dabaal dagayo sanadka
cusub si looga hortago weeraro
argagixiso .

Prof Saitoti ayaa ka digay in kooxaha argagixisada ay ka faa
idaysan karaan dabaal daga isla markaana ay weeraro fulin karaan gobaha muhimka ee lagu dabaaldagayo.

Wasiirka amniga ayaa Kenyanka ugu baaqay in wixii ay kashakiyan ay booliiska ku soo
war galiyaan lana shaqeeyaan dhamaan laamaha amaanka si’ay uga hortagaan ciidamadda amaanka.

Prof George Saitoti oo saxaafadala hadlaayay ka dib kulan dhanka
amaanka ah oo uu la yeeshay hogamiyasha Laay Kiibiya, Isiolo,iyo Marsabad ayaa waxa uu xaqiijiyay in ciidamada amaanka
ay heegan sare ku jiraan.

Dhanka kale wazirka amanka qaranka wadanka kenya ayaa qosta kaxiriqay inay kahortagi doonan falka amaan darada ee lagu arko goobaha lagu dabaal dagayo, si’aysan weraro halis ah ugagaysan al-shabaab kenya.

Mohamed Abdulahi Khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed