Maxa loobartil mameedsadaa saxafinta somaaliyeed
maqaal(MMEDIA) Waxaa dhab ah insaxafinta badan dhib,jirdil, iyo xanibad aylakulman wakhtiga aygudanayaan wajibkooda shaqo iyo howsha ayuhayaan bulshada,si’ay ugu soogudbiyaan dhacdo iyo warar hadbakii ayhayaan.
Tan iyo burburkii dalka waxaa jirey dhibaatoyin kuqasbay saxafin badan inayba isaga cararaan dalka markii aywayeen tix galin iyo amaan ay iskuhalayn karaan, oo aykusiiwadan howsha shaqadooda aysogud biyaaan.
Boqolal waxa lagu lakacay handadaad jir dil qaarna waxaba aykuwaayeen qudhooda nafeed, waxa dilalkaasi kadanbeeya dadka kamidka ah kuwa inuudago udiidey dalka ee qalalasaha kawada,taasi oo dhibteeda soogartey saxafinta da’da yar ee isuhilqaamay inay bulshadooda warka malinkasta aykala socdaan qalabkooda ayagoo gurigooda jooga.
Majiraan diro koob kadhan ah saxafinta lagu diley gudaha soomaliya hase ahaate waxaba sanad kan uyahayka ugu yar saxafinta naftooda kuwayey gudaha wadanka soomaliya inkasto ayjiraan dilal badan iyo weraro loogaysto waxana dilkii ugu danbeyey ahaa kiilogaystey alah ha’unaxaristee wariye C/salaan sh. Xasan (xiis) oo awali aybaror diiqdisa katagan tahay saxafada dhexdeeda.
Dilka labaad ee sanadkani laga xusikaro saxafada sida arxandarada ayaa waxaa kamid ah, dhawac halis ah oo magaalada galkacayo loogu gaystey wariye xoriyo kamid ahayd haweenka saxaafada magaaladasi. Taasi oo kooxag hubaysani dilleen.
Mudada 20-sano ee wadanka uu burburka kasocdo maha saxafada kuwo ayaga hubaysan, mana jirto ruux sheegaya nin saxafi ah oo asaga lagu helay dil ugaystey, laakin waxa malinkasta aylogaysta shaqajoojin marka aygudanayaan howlah hooda shaqo taasi oo aykala kulmaan ciidamada kusugan goobta aywarka katabinayaan.
AAN ISWAYDIINO MARHADII AYSAN WAX DANBI AH GALIN MAXA LOOBARTIL MAAMEED SADAAA…..?
1:Sababta loobartil maameedsado ayaa ah intabadan goobaha aygasoo waramayan ayaa ah goob dagaal, waxana uu ninkasta kuhaminayaa inuusan dhagtiisa maqal dhibta uu gaysanayo waxana uu saxaada u arkaa fashilku iman kara hadii uu danbi galo aynatahay kuwa wax kaqora.
2:maha saxafinta kuwo hubaysan waxana taasi kutusaysaa inay cidkasta oo hubaysan dilgeysan karto madama aysan lahayn “staff” ama wardiye ugaar ah.
Waxana xusid gaar ah mudan inay jiraan saxafin da’yar oo ayaga badalaya hadiiba aysaxafinta horay loogu yaqaaney ka cararaan wadanka, intabadan waxajira hogamiyaha ayaan waxbaka ogayn waxa aytahay howsha saxafiga waxana ayna sijoogto ah afka kab ugasaaraan soogud binta warka xaqiiqada ah.
Waxa aysaxafada kamid tahay waxyabaha dhinta ugu weyn kula kulmay waxana jira,tv.yo idaacado, iyo wargeysyo iskuhawla inay sheegaan xaqiqa hase ahaatee, waxa jira dadkasoo horjeeda xaqiqada dhabta ah oo lagayabo inuu doonayo inuu kadilo bulshada isha’ay wax ku’arkaan ayna noqdaan daddaan waxba kalasocon dhacdooyinka kadhacaya gudaha dalka iyo debada.
Ugu danbeyntii intabadan dadka rayid ah majecla inlaga dilo idhahooda wararka usootabinaya laakiin waxaa dilkaasi kadan beeya kooxo hubaysan,kuwaasi oo doonaya inay dilaan indheer garadka iyo howl mageedda.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network
